Dab xoogan oo goordhaw ka kacay qeybo kamid ah Suuqa Bakaaraha

War goordhaw kusoo dhacay warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in dab uu goordhaw ka kacay qeybo kamid ah Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha. Sida aan Wararka ku heleyno dabka ayaa qabsaday dhisamaaal kuyaala Suuqa Bacadlaha  gaar ahaan bakhaaro lagu iibiyo kobaha iyo dhirka , waxaana laga cabsi qabaa dabka oo goordhaw kacay in uu … Continue reading Dab xoogan oo goordhaw ka kacay qeybo kamid ah Suuqa Bakaaraha